Ilhan Cumar oo dooneysa in ciqaab adag la marsiiyo Maxamed Bin Salmaan

 Ilhan Cumar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa bilawday olole balaaran ay ku dooneyso in lagu ciqaabo Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan. Xildhibaanadan asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa shalay soo saartay, qodob sharci ah oo ay ku dooneyso in Aqalka koongareeska cuna-qabateyn adag ku saaro Dhaxal-suge Maxamed Bin Salman. … Continue reading Ilhan Cumar oo dooneysa in ciqaab adag la marsiiyo Maxamed Bin Salmaan